Nin Soomaali ah oo iska dhigay Gabar oo la qabtay xili uu ka dhoofi rabay Turkiga (Sawirro)

Ciidamada amaanka ee ka howlgala garoonka diyaardaha Esenboğa ee magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay nin Soomaali ah oo iska soo dhagey haweeney xili uu ka dhoofayay garoonka. Ninkan Soomaaliga ah oo magaciisa lagu soo koobay Ibrahim M. ayaa la qabtay  xili uu kusii jeeday dalka Ingiriiska, waxa uuna ninkan watay baasaboorka gabar Soomaali … Continue reading Nin Soomaali ah oo iska dhigay Gabar oo la qabtay xili uu ka dhoofi rabay Turkiga (Sawirro)